Qoraallada

Baro habka soo koobida buugaagta

Horudhac Soo koobida buug aad akhriday ma’ahan wax sahlan oo qof walbaa uu samayn karo, hasayeeshee waa xirfad aad wax tar ugu leh inta danaysa aqoon kororsiga iyo kasbashada cilmi dheeri ah. Yoolka akhriska dhabta ahi waa in aad ka…

Ka Miro Dhali Akhriska

Horudhac Hadii ay kugu adagtahay xusuusta qormo/buug aad akhriday, dhuuxida iyo fahamkuna kugu culusyihiin, waxaad u baahantahay in aad qormadan sifiican u akhrido una taabo galiso talooyinka ku xusan. Isweydii su’aalahaan Kahor Akhrinta Si aad uga hesho waxyaabaha aad akhrinayso…

5 Arimood oo Lagama Maarmaan u ah Guusha Ganacsiga Yaryar

Ganacsiga yaryar ayaa laf-dhabar u ah dhaqaalaha bulshooyinka soo koraya, gaar ahaan Soomaaliya oo ganacsiyada yaryar ay yihiin halka ugu badan ee shaqooyinka laga abuuro. guusha ganacsiyada yaryar waxay u baahan tahay qorshe, adkaysi, iyo barashada xirfado wax ku ool…

Maaraynta Waqtiga: Furaha Guusha iyo Horumarka

Maaraynta waqtiga waa xirfad muhiim u ah qof kasta oo raba inuu noloshiisa iyo shaqadiisa ka dhigo kuwa isku dheelitiran oo guulo waaweyn laga  gaaro.  maaraynta waqtigu wuxuu u baahan tahay istiraatiijiyad cad iyo nidaam wax-ku-ool ah.qormadani  waxaa ku jira…

Buugaag kaa caawin karta qorshaynta naftaada

waxaa jira buugaag aad u wanaagsan oo kaa caawin kara inaad si wanaagsan u qorshayso noloshaada, gaar ahaan marka aad dejinayso qorshaha sanadka cusub. Buugaaggan waxay bixiyaan tilmaamo, farsamooyin, iyo xeelado kaa caawinaya inaad u shaqayso si hufan oo aad…