Skip to content
No results
  • Hoy
  • Nagu saabsan
  • Qoraallada
  • wararka
    • teknoolajiyada
    • ganacsiga
  • Kamid noqo Bahda Xaraf
xa-raf.com
  • Hoy
  • Nagu saabsan
  • Qoraallada
  • wararka
    • teknoolajiyada
    • ganacsiga
  • Kamid noqo Bahda Xaraf
xa-raf.com
  • ganacsiga, wararka

Visa oo Xarunteedii Ugu Horraysay ee kaydka Xogta ka furtay Afrika

visa card data center in south Africa sample

Johannesburg, Koonfur Afrika – Oktoobar 2025: Shirkadda caalamiga ah ee Visa Inc. ayaa furtay xarunteedii ugu horraysay ee xogta (data center) ee ku taalla gudaha Afrika, taasoo qayb ka ah qorshe ay ku maalgelinayso hal bilyan oo doolar (US $1…

  • Tifatirah
  • October 9, 2025
  • ganacsiga, wararka

Godey oo Laga Dhisayo Warshad Saliid oo Taariikhi ah

Godey, Gobolka Soomaalida – October 2, 2025 – Ethiopia ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha warshadda saliidda ee Godey, mashruuc muhiim ah oo la qorsheynayo inuu soo saaro 3.5 milyan tan oo shidaal nadiif ah sanadkii. Mashruucan ayaa looga…

  • Tifatirah
  • October 6, 2025
  • ganacsiga

Afrika oo Doonaysa $50 Bilyan Sanad Walba si Loo Horumariyo Xalalka Cimilada

africa climate summit 2025

september, 10.2025 Addis Ababa – Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa si wadajir ah u iclaamiyay qorshe dhaqaale oo ballaaran oo lagu doonayo in sanad kasta la ururiyo $50 bilyan, taas oo lagu maalgelin doono xalal waara oo wax ka qabta isbeddelka cimilada…

  • Tifatirah
  • September 17, 2025
  • ganacsiga

Qorshaha Itoobiya ee adeegsiga Baawuurta Korontada ku shaqeeya (EVs)

Taariikh: Sebteembar 2025 Itoobiya ayaa qaadday tallaabooyin istiraatiiji ah oo weyn si ay ugu beddesho baabuurta shidaalka ku shaqeeya kuwa korontada ku shaqeeya, iyada oo qayb ka ah siyaasaddiisa tamarta nadiifka ah iyo yareynta kharashka shidaalka ee dalka ka baxa.…

  • Tifatirah
  • September 13, 2025
  • ganacsiga

Etoobiya waxay daahfurtay Biyo-xireenka Weyn ee Qaranka (GERD)

Addis Ababa, Sebteembar 9, 2025 – Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah u furtay Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), biyo-xireenka ugu weyn Afrika oo muddo dheer la sugayey, kaas oo hadda si buuxda ugu shaqeyn doona awood dhan 5,150 MW.…

  • Tifatirah
  • September 13, 2025
  • ganacsiga

Larry Ellison oo Ku Guuleystay Inuu Noqdo Shaqsiga Ugu Taajirsan Aduunka

Larry-Ellison

Larry Ellison, aasaasaha Oracle, ayaa ku guuleystay inuu noqdo shaqsiga ugu taajirsan adduunka kadib markii saamiyada Oracle ay si lama filaan ah u kaceen, taasoo ku kordhisay hantidiisa $101 bilyan hal maalin gudaheed. Tani waxay ka dhigtay hantidiisa guud $393…

  • Tifatirah
  • September 11, 2025

xaraf

waa madal madax banaan oo u taagan soo bandhigista xog sugan oo ka caawisa da'yarta Soomaaliyeed fahanka teknoolajiyada, ganacsiga,iyo horumarinta nafta.

xuquuqda

  • siyaasada ilaalinta xogta  (Privacy Policy)
  • xuquuqda qoraaga

ku soo biir xaraf

  • siyaasada xubinimada
  • shuruuda qoraalka

 ©  2024 xa-raf.com